Taageerida caafimaadka maskaxda waa baahi muhiim ah gudaha Soomaaliya, halkaas oo ay ka jirto colaadaha daba dheeraaday, barakaca bulshada ay keeneen dhibaato maskaxi ah oo baahsan. SHEFound waxay wax ka qabataa baahidan muhiimka ah iyada oo bixisa adeegyo caafimaadka maskaxda oo ay ka mid yihiin la-talin shakhsiyeed, iyo barnaamijyo wacyigelin ah. Adeegyadani waxay bixiyaan taageero oo muhiim ah, iyaga oo ka caawinaya shakhsiyaadka inay la tacaalaan dhaawaca, welwelka, iyo walbahaarka. Anagoo kor u qaadna caafimadka maskaxda iyo yaraynta sumcadda la xiriirta dhibaatooyinka caafimaadka maskaxda, SHEFound waxay awood siisaa shakhsiyaadka inay raadsadaan caawimada ay u baahan yihiin si loo abuuro bulsho caafimaad leh.
Click one of our representatives below
Support
Welcome to Goobta. How may i Help You ?
Our chat support hours is from 09:00 to 16:00 ( Sat to Thur). Please email us at support@goobta.com