Barnaamijkeena Maaraynta Sonkorowga iyo Dhiigkarka waxa uu u heellan yahay in uu wax ka qabto culayska weyn ee xaaladaha joogtada ah ee dumarka Soomaaliyeed. Barnaamijku wuxuu diiradda saarayaa ogaanshaha hore iyada oo loo marayo adeegyo baadhitaan oo dhamaystiran.
Waxaan bixinaa qorshayaal shaqsiyeed oo ay ku jiraan kormeer joogto ah, qaadashada daawada, iyo tilmaamaha wax ka beddelka hab-nololeedka. Aqoon-is-weydaarsiyada waxbarashada waa qayb muhiim ah oo ka mid ah barnaamijka, iyadoo dumarka la siinayo aqoon ku saabsan cunto caafimaad leh, dhaqdhaqaaqa jireed, iyo baritaanka sida la isaga cabiro dhiiga iyo sokortaba. Anagoo bixina adeegyada muhiimka ah, waxaan wanaajinaynaa tayada nolosha iyo natiijooyinka caafimaadka guud ahaan gaar ahaan dumarka Soomaaliyeed, iyadoo laga hor tagayo dhibaatooyinka caafimaadka iyo adkeysiga muddada dheer la sugayo ee bulshada.
Click one of our representatives below
Support
Welcome to Goobta. How may i Help You ?
Our chat support hours is from 09:00 to 16:00 ( Sat to Thur). Please email us at support@goobta.com