Hindisayaasha Caafimaadka Bulshada ee SHEFound waxay u qaabeeyaan wax ka qabashada baahiyaha gaarka ah ee caafimaadka dumarka Soomaaliyeed iyada oo loo marayo barnaamijyo maxalli ah oo waara. Hindisayaashani waxay xooga saaraan daryeelka kahortaga cudurada iyo waxbarashada xirfadlayasha caafimaadka, iyagoo higsanaya inay yareeyaan cudurrada caamka ah oo ay kor u qaadaan caafimadka guud.
Anagoo qabanayna ololayaal wacyigelin caafimaad, aqoon-is-weydaarsiyo bulsho, iyo bixinta adeegyo caafimaad oo muhiim ah, SHEFound waxay awood siisaa dumarka aqoonta iyo agabyada lagama maarmaanka ah si ay ugu noolaadaan nolol caafimaad leh. Barnaamijyadu waxa ayisugu jiraan baadhitaanno caafimaad oo joogto ah, olole tallaal, iyo waxbarashada nadaafadda.
Click one of our representatives below
Support
Welcome to Goobta. How may i Help You ?
Our chat support hours is from 09:00 to 16:00 ( Sat to Thur). Please email us at support@goobta.com