#Fursad_Shaqo
♦️Goobta: #Garowe 👇
👉Waxaan raadinaynaa qof yaqaana isticmaalka mashiinka #screen_printerka.
Hadii aad leedahay xirfadan waxaad kamid noqon kartaa shaqaalaha shirkada #Punt_digital.
Wixii xog ah kusoo dir
Puntdigitalprintcom@gmail.com
Ama soo booqo xafiiskeena ku yaalla magaalada Garowe Jidka 30ka kasoo horjeedka isbitaalka yaashfiin
#Shaqohaye
#Shaqobanaan
#Fursad_shaqo #somalijobs
Click one of our representatives below
Support
Welcome to Goobta. How may i Help You ?
Our chat support hours is from 09:00 to 16:00 ( Sat to Thur). Please email us at support@goobta.com