Cayayaanka sida jiirka, kaneecada, iyo quraanjada waxay carqaladeeyaan noloshaada maalin kasta. Degaabdhowr waxa ay bixisaa adeeg degaandhowr casri ah oo leh qalab badbaado leh, si degdeg ahna u ciribtira cayayaanka. Waxaan hubinaynaa in gurigaaga iyo ganacsigaaga ay ka badbaadaan cayayaanka halista leh. Noloshaada ku noqo raaxo iyo nadaafad. Dalbo adeeggaaga maanta!
🕒 Working Hours: 8:00 AM – 4:30 PM
☎️ Contact: 2329 / 610799679