Daawo Sawirada”Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Dr Cabdi Wali Oo Soo Gaaray Caasimada Somaliya Ee Muqdisho

DUNIDA IYO MAANTA

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo maanta soo gaaray Magalaada Muqdisho ayaa horey Garawe uga soo kaxeestay Ciidamo gaar ah oo suga amaankiisa.

Diyaarada gaarka ah ee waday Cabdi Wali Gaas ayaa waxaa la socday Ciidamo si gaar ah utababar oo katirsan kuwa Puntiland kuwaa oo si gaar ah ula soconaya amaanka Madaxweynaha Puntiland inta uu Magaalada Muqdisho joogo.

Madaxweynaha Puntiland ayaa Ciidamada uu soo watay Magalaada Muqdisho waxa ay muujineysaa in uusan kalsooni buuxda ku qabin Ciidanka Dowlada Soomaaliya , sidaa darteedna horey usoo watay ciidamo gaar ah oo amaankiisa ilaaliya.

 







Leave a comment

©goobta.com By ahmed jirde

Search

Back to Top

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress